Master Crypto & Forex: Live Mentorship Course

Categories: Trading Course
Wishlist Share

About Course

Baro xirfadaha ugu muhiimsan ee suuqa Crypto & Forex adigoo si LIVE ah ula tababaranaya mentor khibrad leh. Course-kan wuxuu ku bari doonaa SMC, CRT, Market Structure, Risk Management, iyo xeeladaha ay isticmaalaan traders-ka guuleysta. Ku habboon beginner ilaa advanced trader doonaya inuu gaaro level-ka xiga ee trading-ka

What Will You Learn?

  • Waxan ku baran doonaa Crypto & Forex adigoo si LIVE ah ula tababaranaya mentor khibrad leh. Course-kan waxan ku baran doonaa SMC, CRT, Market Structure, Risk Management, iyo xeeladaha ay isticmaalaan traders-ka guuleysta. Ku habboon beginner ilaa advanced trader doonaya inuu gaaro level-ka xiga ee trading-ka.

Course Content

TradingView Step by Step
Marka ugu horeyso waxaan baran doonaa TradingView oo ah qalabka ugu badan ee aan istimaali doono Casharka waa live ma ahan recorded ama wax duuban

Crypto Trading
Fahanka qoto dheer ee suuqyada crypto, sida loo galo trades, iyo sida loo sameeyo profit. Dhamaan casharda waxaa loo qaadanayaa si live ah

Forex Trading
Waxaan Ku baranaynaa sida looga trade gareeyo currencies-ka adduunka iyo sida loo fahmo dhaqaaqa market-ka Forex.

Crypto Basic Course
Qeybtan waxaan ku baraneynaa buy iyo sell ama exchanges-ka laga trade gareynayo iyo dhamaan basic-ga crypto

Forex Basic
Aasaaska Forex—pips, lots, leverage iyo fundamentals muhiim ah.

Risk Management Course
Waxan Ku Baraneynaa sida loo ilaaliyo capital-kaaga—strategy-ga ugu muhiimsan ee trader kasta u baahan yahay.

Psychology of Trading (Mentor)
Waxan ku baraneyna maskaxda trader-ka—in la controllo emotions, discipline, iyo mindset guuleysta.

All In One Course
Course dhamaystiran oo isku daraya wax walba si aad u noqoto trader dhameystiran. Dhamaan Casharada waxay ku bixi doonaan Qaab Live oo Habeenkii La Qaadanayo Waana Laguu Duubaya

Student Ratings & Reviews

No Review Yet
No Review Yet